Madaxweynaha Galmudug oo caawa lagu soo dhoweeyey degmada Xeraale (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi uu horkacayo ayaa caawa lagu soo dhaweeyey degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud. Wefdiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, iyo xubno ka tirsan Golleyaasha xukuumadda, iyagoo ka soo ambabaxay degmada Caabudwaaq oo ay ku sugnaayeen labadii maalmood ee la soo dhaafay. … Continue reading Madaxweynaha Galmudug oo caawa lagu soo dhoweeyey degmada Xeraale (Sawirro)